Dalal qaabilay tahriibayaal Soomaali u badan oo muddo ku go’doonsanaa Badweynta

Malta ayaa ogolaatay in xeebaheeda ay ka degaan muhaajiriin in muddo ah ku dhex go’doonsanaa markab xoolaha qaada oo nadaafaddiisa aad u liidatay. Waxaa saarnaa Markabkan muhaajiriin intooda badan Soomaali ah ilaa 50 qof ay tiradoodu gaareyso. Maamulka Jasiirada Malta ayaa horey u diidday inay qaabisho muhaajiriintan, waxayna ku doodeyso in xeryaha lagu qaabilo dadkaas … Continue reading Dalal qaabilay tahriibayaal Soomaali u badan oo muddo ku go’doonsanaa Badweynta